Maxay gaadiidleyda dekeda Berbera ka yiraahdeen go'aanka Maxkamadda Sare?
Dekedda Berbera
BERBERA —
Gaadiidlayda ka shaqaysta dekeda magaalada Berbera ayaa soo dhaweeyey go’aanka ay maxkamadda sare ee Somaliland ku laashay caymiska gaadiidka ee kaligeed loogu xidhay muddo sanad ah shirkadda Amaano.