Buuq ka dhashay doorashada Aqalka Sare ee HirShabeelle
JOWHAR —
Magalada Jowhar oo ay ka socoto doorashada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Hirshabeelle, xalayna lagu dooranayay laba kursi ayaa mid ka mid ah fowdo iyo buuq ka dhashay darteed doorasha loo hakiyay.
Warbixinta waxaa inoo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan buuq ka dhashay doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeelle