Soomaaliya Fallanqeyn: Madaxweyne Farmaajo ma hakin karaa awoodaha R/W Rooble? Sebtembar 16, 2021 Farmaajo iyo Rooble MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu hakiyey awoodihii Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxwynaha ayaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha uu qaadanayey go’aanno aan laga firsan iyo inuusan wada shaqyan la lahayn madaxweynaha. Haddaba falanqayn dhinaca sharciga ah ayaa Falastiin Axmed Iimaan waxay weydiisay garyaqaan Daahir Maxamed Carab oo ah sharciyaqaan ku sugan Muqdisho. Your browser doesn’t support HTML5 Fallanqeyn: Madaxweyne Farmaajo ma hakin karaa awoodaha R/W Rooble?