Wareysi: Xildhibaanad Maryan oo ka hadashay guusha ay ka gaartay doorashadii Norway

Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maryan Cabdi Xuseen ayaa ku guulaystay mid kamid ah kuraasta baaralamanka ee xisbiga Hanti-wadaagga ee garabka bidix ee dalka Norway.

Guusha Maryan Cabdi Xuseen ayay si weyn ay u soo dhoweeyeen Soomaalida dalka Norwey, waxaana ay noqonaysaa gabadhii ugu horeysay ee kasoo jeeda qaaradda Afrika oo kamid noqota baarlamanka dalkaasi.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayey uga warantay siyaasadda xisbigeeda iyo xiliga sida rasmiga ah loogu dhawaaqi doono natiijada doorashada baarlamanka dalka Norwey.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Maxay xildhibaanad Maryan Xuseen ka tiri guusha ay ka gaartay doorashadii Norway?