Wararkii ugu dambeeyey doorashada Aqalka Sare ee ka socota HirShabeelle
JOWHAR —
Baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay doortay saddextii Senator ee ugu horreysay ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matali lahaa Hirshabeelle afarta sano ee soo socota.
Xildhibaannada cusub ee la doortay ayaa sheegay inay ka qeybqaadan doonaan xallilta khilaafaadka ka dhex jira maamulka labada gobol ee maamulkaas.
Wariyaha VOA Xuseen Dhaqane ayaa warbixinta Jowhar ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyey doorashada Aqalka Sare ee ka socota Hirshabeelle