Sidee bulshada Hirshabeelle u arkaan liiska musharraxiinta Aqalka Sare?

Madaxweyne Cali Guudlaawe

Qaar kamid ah siyaasyiinta iyo waxgaradka ayaa aragtiyo ka dhiibtay qaabka furan ee madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Guudlaawe uu u soo saaray liiska xubanaha ku tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya.

Guudlaawe, ayaa tartanka ka dhigay mid u furan oo xubno ka badan soddon ay ku tartamayaan kuraasta siddeada ah ee magaalada Jowhar lagu soo dooran doona, taas oo aad uga duwan habka maamul goboleeyda kale ay kuraasta Aqalka Sare ku soo saareen.

Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintaan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee bulshada Hirshabelle u arkaan liiska uu soo saaray madaxweyne Cali Guudlaawe?