Galka Baarista: Is-barbar dhigga Taalibaan iyo Al-Shabaab

Galka Baarista

Barnaamijkii Galka Baarista waxa uu toddobaadkan is-barbar dhig ku sameynayaa ururka Talibaan ee dhowaan dib u qabsaday dalka Afghanistan iyo Uururka Al-Shabab ee ka dagaalama Soomaaliya. Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Is-barbar dhigga Taalibaan iyo Al-Shabaab