Wararkii ugu dambeeyey kulamo ka dhacay Muqdisho

Rooble iyo taliyeyaasha ciidanka

Magaalada Muqdisho Waxaa shalay gelinkii dambe iyo xalay waqti dambaba ka socday kulamo kala duwan, kadib loolankii ka dhex-qarxay madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

Ra'iisul Wasaare Rooble, ayaa kulamo la qaatay taliyaasha ciidanka iyo Madaxda Maxkamadda ciidamada qalabka sida, waxaana markale la faray in baaris dhab ah ay ku sameeyaan kiiska Iksraam Tahliil.

Wararkii ugu dambeeyay ee la xiriira kiiska Ikram waxaa Muqdisho ka soo diray weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey kulamo ka dhacay Muqdisho