Sidee shacabku u arkaan shaqo ka-joojinta Fahad Yaasiin?

RW Rooble iyo Fahad Yaasiin

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseeen Rooble ayaa shaqo ka-joojin ku sameeyey agaasimihii hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji, ayada oo madaxweyne Farmaajo uu ka horyimid tallaabadaas.

Haddaba sidee ayey shacabka u arkaan shaqo ka-joojinta lagu sameeyey Rooble. VOA ayaa la hadashay shacab ku kala sugan Muqdisho, Baydhaba iyo Melbourne.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee shacabku u arkaan shaqo ka-joojinta Fahad Yaasiin?