Beledweyne: Wariyeyaal loo Tababaray Tebinta Xuquuqda Aadanaha

wariyeyaasha Hiiraan

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa 24 suxufi loogu Giray tababar ay ku baranayeen tabinta wararka la xiriira xuquuqda aadanaha. Fahamka suxufiyiinta ee xuquuqda aadanaha ayaa qeyb muhiim ah ka qaadan kara horumarinta xaaladda xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya.

Wariyaha VOA, Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Jowhar.

Your browser doesn’t support HTML5

Tababar loo qabtay wariyeyaasha Baladweyne