Safiirkii Soomaaliya ee dalalka Austria, Belgium iyo Yugoslavia oo geeriyootay

Allah ha u naxariistee waxaa dalka Canada ku geeriyootay Faadumo Maxamed Eenoow, oo hore u soo noqotay safiirka Soomaaliya ee dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia.

Prof Maxamed Haji Mukhtaar oo barre ka tirsan Jaamacadda Savana ee gobolka Georgia ee dalkan Mareykanka ayaa Sahra Cabdi Axmed uga waramay aqoontii uu u lahaa Danjire Faadumo.

Your browser doesn’t support HTML5

Safiirkii Soomaaliya ee dalalka Austria, Belgium iyo Yugoslavia oo geeriyootay