Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo ka badbaaday isku day dil

Ugu yaraan saddex xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa ku dhaawacmay weerar loo adeegsaday qarax, kaas oo xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaas.

Warkan waxaa Jowhar ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo ka badbaaday isku day dil