Warbixin ku saabsan taariikh nololeedkii Injineer Maxamed Cumar Saalixi oo shalay geeriyooday

Saalixi

Allah ha u naxariistee waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Injinner Maxamed Cumar Saalixi oo ahaa qofkii hayey kaydka macluumaadka badda Soomaliya, kana mid ahaa guddigii dacwada badda Soomaaliya iyo Kenya.

Injineer Saalixi ayaa geeridiisu timid waxyar kadib markii dalka dib loogu soo celiyey, isagoo laga keenay dalka Turkiga.

Madaxda Somaaliya waqtigan iyo madaxweynayaashii hore ayaa ka tacsiyeeyay geeridiisa, waxaana warbixintan ku eegaysa taariikhdiisa wariyaha VOA ee Washington Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan taariikh nololeedkii Injineer Maxamed Cumar Saalixi oo shalay geeriyooday