Muuse Biixi oo isku shaandheyn ku sameeyey golaha wasiirada

Muuse Biixi

Muuse Biixi

Madaxweynaha Somalilqnd Muuse Biixi Cabdi ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Golahiisa wasiiradda, isagoo xilkii ka qaaday shan wasiir oo ka tirsanaa Xukuumadiisa.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale isbeddelo ku sameeyey xilalka dhowr wasiir ku-xigeen, guddoomiyaha Bankiga Dhexe iyo xilal kale oo ka mid ah xukuumadda.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Muuse Biixi oo isku shaandheyn ku sameeyey golaha wasiirada