MUQDISHO —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo ah gabar ka tirsan NISA oo muddo ka badan laba bil la la’yahay, iyo warar sheegaya inay u gacan gashay Al-Shabaab.
Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Ikraan Tahliil ma waxay u gacan gashay Al-Shabaab?