Somaliland oo ka walaacsan mowjadda saddexaad ee COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa walaac ka muujisay saamaynta mawjadda saddexaad ee cudurka COVID-19, oo kiisas badan laga diiwaangeliyey Somaliland.

Mas’uuliyiinta ayaa faahfaahin ka bixiyey kiisaskii ugu dambeeyey ee la baaray iyo heerka dhimashada ee dadka ilaa haatan laga baaray xanuunkan wejigiisa saddexaad.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo ka walaacsan mowjadda saddexaad ee COVID-19