Tirada Soomaalida waxbarashada u aadi jiray Malaysia oo hoos u dhacday

Ahmed Baafe

Ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u aadi jirtay dalka Malaysia ayaa aad u yaraaday tan iyo billowgii cudurka dunida aafeeyay ee COVID-19, waxaana dalkaas oo ay ku yaallaan jaamacado badan oo qaata arday Soomaaliyeed hooss dhac ku yimid ardaydii imaan jirtay.

Dhanka kale, ardaydii horey jaamacadaha dalkaasi uga baxay ayaa qaarkood sii watay waxbarashadooda, iyagoo ku daray darajada labaad ee Masters-ka.

Ibrahim Cumar Baafo, wariyaha VOA ee qaarada Australia iyo Koonfurta Asia ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Hoos u dhac ku yimid tirada ardaysa Soomaaliyeed ee waxbarashada u aadi jiray Malaysia