Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladihii ugu dambeey COVID-19 ee Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xaaladihii ugu dambeeyey ee hirka saddexaad ee cudurka COVID-19 ee Soomaaliya. Waxaa marti u ah Dr. Ibraahim Cabdullahi Guuleed oo ah xoghayaha guud ee ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed, kana howlgala isbitaalka Erdogan ee Muqdisho. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladihii ugu dambeey COVID-19 ee Soomaaliya