Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Diinsoor

Al-Shabab Al-Shabaab

Wararka ka imanaya magaalada Diinsoor ee goblka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay xalay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dawladda ku leeyihiin halkaas.

Faah-faahinta warkan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Diinsoor