Somaliland: Golaha Wakiilada oo ka doodaya xeerka sahminta iyo soo saarista shidaalka

Golaha Wakiilada Somaliland

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta waxaa loo gudbiyay laba xeer oo uu ka mid yahay mid ku saabsan soo saarista shidaalka. Xeerarkan ayaa ka soo noqday Golaha Guurtida.

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif ayaa sheegay in xubnaha xildhibaannadu ay haystaan muddo saddex cisho ah oo ay ku soo akhriyaan xeerarkan, ka dibna dood la gelin doono.

Wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhagayso Warbixinta oo dhameystiran