Beelo ku dagaalamay Sh/Dhexe oo heshiis la dhex dhigay

Duubabka dhaqanka Gobalka Shabeellada Dhexe ayaa ku guuleystay in ay heshiis dhex dhigaan laba beel oo beeraley ah kuwaas oo dagaal sababay khasaare dhimasho ilaa sideed qof ah uu ku dhexmaray duleedka magaalada Jowhar.

Sida heshiiska beelahan u dhacay waxaa wariyaha VOA-da Xuseen Xasan Dhaqane oo Jowhar jooga uga warramay gudoomiyaha duubabka Nabadoon Axmed Colow Beerey (Jiis Colow).

Your browser doesn’t support HTML5

Beelo ku dagaalamay Sh/Dhexe oo heshiis la dhex dhigay