Waa sidee xaaladda Camaara kadib dagaalkii shalay?

Camaara

Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib u qabsaday magaalada Camaara, kadib muddo gaaban maleeshiiyada ururka Al-shabab ay xoog kula wareegeen magaaladaas.

Faahfaahinta warkan waxaa magaalada Galkacyo ka soo diray wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid M. Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Galmudug: Waa sidee xaaladda magaalada Camaara kadib dagaalkii shalay?