Galka Baarista: Soomaaliya iyo isu hibeynta xubnaha jirka

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan xubnaha jirka ee la isku hibeeyo ee lagu badbaadiyo nolosha dadka u baahan, kuwaas oo aad ugu yar Soomaaliya, iyo wax laga qaban karo. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Soomaaliya iyo isu hibeynta xubnaha jirka