Maxaa keenay sicir-bararka baahsan ee ka jira suuqyada Jubaland?

Jubaland

Jubaland

Sicir-barar baahsan ayaa ka jira suuqyada magaalada Kismaayo, kuwaasi oo saameyn ku yeeshay bulshada magaalada, waxaana maalinba maalinta ka dambeeysa sii kordhaya qiimaha maciishadda.

Bulshada reer Kismaayo ayaa baaq u diray ganacsatada, si hoos loogu dhigo qiimaha cunooyinka.

Faafaahin warkan waxaa Kismaayo ka soo diray Wariyaha VOA Aden Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa keenay sicir-bararka baahsan ee ka jira suuqyada Jubaland?