Kulan Diineedka Ansaru Sunnah oo lagu soo geba-gebeeyey Hargeysa
Ansaru Sunnah
HARGEYSA —
Waxaa magaalada Hargeysa lagu soo gabo gabeeyey kulan diineed ay qabteen urur lagu magacaabo Ansaaru Sunnah, iyadoo ay ka qayb galeen qaar ka mid ah culimada waa weyn ee Soomaaliyeed.