Haweenka Soomaalida oo awood kusii yeelanaya ganacsiyada

Haweenka

Haweenka Soomaalida oo waayihii hore aad ugu yaraa ganacsiga ayaa mudooyinkii dambe si wayn uga dhex muuqda ganacsiyada kale duwan iyo koboca dhaqaalaha.

Inkasta oo ay jiraan haween badan oo danyar oo suuqyada la fadhiista badeecado yar yar oo ay ku quudiyaan qoysaskooda, haddana waxa jira haween ka tagay waddamada qurbaha oo sameeyay ganacsiyo beryihi hore ragga uun u gaar ahaa.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan ku eegaysa haweenka qurbaha ka tagay ee soo kordhiyay ganacsiyada ay awal hore haweenku ku yaraayeen.

Your browser doesn’t support HTML5

Haweenka Soomaalida oo awood kusii yeelanaya ganacsiyada