Wajiga koowaad ee diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha Puntland oo la soo gabagabeeyay

Magalada garoowe waxaa xalay lagu soo xiray wajigii koowad ee ololaha diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha degmooyinka Puntland, kaas oo dhawaan ka bilowday degmada Garoowe.

Warbixintan waxa Garoowe ka soo direy Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Wajiga koowaad ee diiwaan-galinta codbixiyeyaasha Puntland oo la soo gabagabeeyay