Muqdisho: Maxaa looga Hadlay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran?

Golaha Wadatashiga Qaran

Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshey madaxda maamul goboleedyada dalka iyo Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Kulankan ayaa looga arrinsanaayay arrimaha doorashooyinka iyo dardar gelintooda, waxaana uu imanayaa xilli dib u dhac iyo caqabado ay ku turban yihiin jadwalka doorashada.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulanka Ra'iisulwasaaraha iyo Madaxda Dowlad-Goboleedyada