Carruur ku geeriyootay fatahaadaha cusub ee webiga Shabeelle

Jowhar

Ugu yaraan laba carruur ah ayaa ku geeryooday fatahado cusub oo Webiga Shabelle ka geystay magaalada Jowhar iyo tuulooyinka u dhow sida uu VOA u sheegay Wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Maxamed Qaasim Daqarre.

Wasiirka ayaa wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane uga warramay xaaladihii ugu dambeeyay ee fatahaadda webiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Carruur ku geeriyootay fatahaadaha cusub ee webiga Shabeelle