Kalluumeysato ku dhintay dabeylo xoog leh oo ka dhacay xeebaha Jubaland
Jubaland
KISMAAYO —
Inta la xaqiijiyay shan kalluumeeysato ah ayaa ku geeriyooday xeebaha Gobolka Jubada Hoose kaddib markii ay la qallibantay doon ay saarnaayeen oo dabeeylo ku dhufteen, waxaana soo baxaya digniin loo jeedinayo kalluumeysatada iyo dadka ka degan dhul-xeebeedka.
Wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Aden Maxamed Salaad ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Kalluumeysato ku geeriyooday xeebaha gobolka Jubada Hoose