Guddiga ka hortagga musu-maasuqa oo la howlgaliyay

Guddiga Musuq-maasuqa

Waxaa maanta Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu daah-furay howlaha uu qaban doono, guddiga madaxa bannaan ee ka hortagga musuq-maasuqa Soomaaliya.

Munaasabadda daah-furka ayaa waxaa goob joog ka ahaa, madaxweynaha uu xilligiisa dhamaaday, Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray, Cabdulqadir OK.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warbixinta