Bandhigga VOA: Ka-bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Afghanistan iyo Iraq

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Ka-bixitaanka Ciidamada Mareykanka ee Afghanistan iyo Ciraaq, xilli ay bishan ciidamada Mareykanka soo geba-gebeynayaan ka-bixitaankooda Afghanistan.

Xuseen Barre Aaden soo diyaariyay, halkanna kasoo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Ka-bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Afghanistan