Wafdiga Soomaaliya oo ka warbixiyey waxyaabihii ay kala hadleen Kenya

Rooble iyo Uhuru Kenyatta

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Nairobi, halkaasi oo ku joogo booqasho rasmi ah kadib markii uu casuumaad ka helay madaxweynaha Kenya.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Maxamed Cabdirisaaq ayaa Nairobi isagoo ku sugan ka hadlay waxbaayihiin ay kala hadleen dowladda Kenya.

Warbixintan waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Wafdiga Soomaaliya oo ka warbixiyey waxyaabihii ay kala hadleen Kenya