Wareysi: Orodyahan Nageeye oo sharraxaya qaabkii uu u caawiyay Bashiir Cabdi

Cabdi Adan Nageeye oo kaalinta labaad ka galay ee oradka dheer ee Marathonka adduunka ayaa wareysi gaar ah siiyey VOA, kaaas oo uu ku sharraxay sababta uu u caawiyay Bashiir Cabdi oo u ordayay dalka Belgium oo isna kaalinta sedexaad ka galay tartankaas.

Warbaahinta caalamka iyo baraha bulshada Soomaalida ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay hadal heyay qaabkii uu Nageeye u dhiiragaliyay Bashiir Cabdi.

Wariyaha VOA ee qaaradda Australia iyo Koofurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayuu Nageeye u waramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Orodyahan Nageeye oo sharraxaya qaabkii uu u caawiyay Bashiir Cabdi