ONLF oo ku baaqday wada-hadal lagu dhameeyo colaadda Itoobiya

Cadaani Hirmooge

Ururka ONLF ayaa ku baaqay xabad-joojin iyo wadahadal laga galo colaadda Itoobiya. Afhayeenka Ururka ONLF Caddaani Hirmooge ayaa waraysi uu siiyay idaacada VOA kaga hadlay arrimahaas iyo shir guddiga fulinta ee ururku ku yeeshay dhawaan caasimada dalka Itoobiya ee magaalada Addis Ababa.

Weriyahayaga Maxamed Cabdiraxmana Gaataa ayaa waraysigan la yeeshay Afhayeenka ONLF, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey waxa looga hadlay shirkaasi ay ururku yeesheen?

Your browser doesn’t support HTML5

ONLF oo ku baaqday wada-hadal lagu dhameeyo colaadda Itoobiya