MOGADISHU —
Guddiga doorashada gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa markale doortay laba gudoon kaddib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho, waxaana Ra'isul Wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble uu taageertay doorashadii ka dhacday Afisyooni.
Warbixin dhinacyo badan ah waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan khilaafka guddiga doorashada gobollada Waqooyi