Galmudug oo soo saartay awaamiir la xiriirta amniga doorashada

Guddiga amniga doorashada labada Aqal ee Galmudug ayaa soo saaray awaamiir lagu adkeynayo amniga degaanka, waxaana magaalada Dhuusomareeb ka socda kulamo ku saabsan hiragalinga doorashooyinka labada aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Wariyaha VOA C/waaxid Macallin Isaaq ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Galmudug oo soo saartay awaamiir la xiriirta amniga doorashada