Heshiis nabadeed oo laga gaaray colaadda degmada Dooloow
KISMAYO —
Maamulka degmada Dooloow ee gobolka Gedo iyo odayaasha dhaqanka degmadaas ayaa ku guuleestay in ay heshiis dhexdhigaan laba beelood oo waayahan ku dagaallmayay duleedka degmada Dooloow, waxaana galinkii dambe ee shalay lagu guuleestay in ay heshiiyaan.