Cayaartoyda ku dhaawacmay qaraxii Kismaayo oo loo qaaday Muqdisho

Cayaartoyda ku dhaawacmay Kismaayo

Cayaartoyda ku dhaawacmay Kismaayo

Saddex dhallinyaro oo cayaartooy kubadda cagta ah ayaa Jimcihii ku dhintay qarax loogu xiray gaari bas ah oo ay saaraayeen magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.

Weerarkaasi waxaa sidoo kale ku dhaawacmay lix cayartooy oo kale, waxaana shalay qaar ka mid ah dhaawacyadii cuslaa loo qaaday magaalada Muqdisho.

Ibrahim Xassan Daandureey ayaa arrintan ka wareystay Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamig ah ee maamulka Jubbaland Mursal Maxamed Khaliif.

Your browser doesn’t support HTML5

Cayaartoyda ku dhaawacmay qaraxii Kismaayo oo loo qaaday Muqdisho