Ramla Ali oo looga adkaaday cayaartii feerka Olombikada

Ramla Ali

Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysa cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco kadib markii ay is wajaheen gabar kale oo ka socotay dalka Romania.

Tartanka kadib wariyaha VOA ee Australia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayaa qadka telefoonka kula xiriiray Faadumo Cali Nuur oo hogaamineysay ciyaartoyda Soomaaliya, ahna gudoomiye ku-xigeenka labaad ee guddiga Olombikada Soomaaliya.

Baafo ayaa ugu horreyn weydiiyey Faadumo Cali Nuur, natiijada cayaartii maanta.

Your browser doesn’t support HTML5

Ramla Ali oo looga adkaaday cayaartii feerka Olombikada