Wareysi: Bandhigga Buugaagta Hargeysa

Hargeysa

Hargeysa

Waxaa maanta Magaalada Hargeysa ka furmay carwo lagu soo bandhigayo buugaagta, iyadoo ay ka soo qayb galeen wufuud ka socotay dalalka Djibouti iyo Ethiopia.

Hadaba, wariyaha VOA ee Hargeysa, Khadar Maxamed Cakule, ayaa bandhigga carwa buugeedkan ka wareystay Guddoomiyaha Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa Dr Jaamac Muuse Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Carwada buugaagta Hargeysa