Faahfaahin: Duqeynta cirka ee Galmudug

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay duqayn cusub ka dhacday degaan u dhexeeya tuulada Qeycad iyo magaalada Xarardheere maanta oo Jimce ah. Waa duqayntii labaad ee ka dhacda isla degaankaas toddobaadkan gudihiis.

Weriyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso duqeynta Galmudug