Bandhigga VOA: Kiisaska COVID-19 ee Afrika oo sii kordhaya

Barnaamijka Bandhiga VOA waxa uu todobaaadkan ku saabsan yahay heerka dhimashada xanuunka COVID-19 ee qdaarada Afrika oo Hay’adda Caafimaadka aduunku sheegtay inay korodhay in ka badan boqolkiiba afartan (40%).

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Kiisaska COVID-19 ee Afrika oo sii kordhaya