Murankii doorashada gobolka Gedo oo heshiis laga gaaray

Guddigii uu Ra'isul Wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble u xilsaaray arrimaha gobolka Gedo, si doorashada si doorashada xubnaha labada aqal ee Baarlamaannka Federaalka uga dhacdo Garbahaareey ayaa soo gabagabeeyay shirar ay la yeelanayeen masuuliyiinta maamulka Gobolka Gedo.

Guddigan ayaa sidoo kale la kulmay qeybaha bulshada ee magaalada Garbahaareey, waxaana masuuliyiinta gobolka Gedo ay sheegeen in ay soo dhaweeynayaan guddiyada doorashada.

Wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo Aden Maxamed Salaad ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Murankii doorashada gobolka Gedo oo heshiis laga gaaray