Magaalada Hargeysa waxaa xalay lagu soo bandhigay Buugga Foolaad oo laga qoray Alle ha u naxariistee macalin iyo fanaankii Maxamed Mooge Liibaan kaasi oo ay ka soo qayb galeen madaxda xukuumadda, xisbiyada iyo dadweyne tiro badan.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso buugga taariikhda Maxamed Mooge