Tartan gabayo ah oo lagu qabtay Buuhoodle

Magaalada Buuhoodle ayaa lagu qabtay tartanka gabayada kaas oo soconaya maalinkii labaad waxaana ka qayb qaadanaya gabayaa gaadhaya 30 abwaan

Buuhoodle ayaa kamid ah deegaanada Soomaalida meelaha ay ka soo jeedaan abwaano taariikhda dhinaca suugaanta ku dheer.

Cabkariim Olol ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Laascaanood.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso tartanka gabayada Buuhoodle