Bandhigga VOA: Xanuunada dhimirka ee laga qaado tahriibka

Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka ay ka midka yihiin xanuunada dhimirka ee qaar ka mid ah dhalinyarada Soomalida ee Tahriibta ku gala Yurub ka soo gaara safarkooda.

Sahra Cabdi Axmed ayaa inoo soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Xanuunada dhimirka ee laga qaado tahriibka