Wicitaanka Dhageystaha: Diyaar garowga Soomaaliya ee Olimbikada

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkaan wuxuu ku saabsanyahay diyaar garowga Soomaaliya ee ciyaaraha Olimbikada Aduunka ee 23-ka bishaan ka furmi doona magaalada Tokyo ee dalka Japan.

Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Diyaar garowga Soomaaliya ee Olimbikada