Puntland oo toogasho u diyaarisay 8 qof oo dil lagu xukumay
GAALKACYO —
Maamulka Puntland ayaa mar kale damacsan in xukun dil ah ay ku fuliso Siddeed qof oo ay sheegtay in Al-Shabaab ay ka tirsanaayeen, dilalna ka geystay gudaha Puntland.
Weriyaha VOA Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macalin ayaa warbixintan noo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Puntland oo toogasho u diyaarisay Siddeed qof oo maxkamadi dil ku xukuntay