Xukuumadda Rooble oo ballan-qaaday dhismaha Dekadda Kismaayo

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku hoyday magaalada Kismaayo oo uu safar ku shalay ku tagay, waxaana xukuumaddiisu ballan-qaaday dib u dhis ay ku sameyn doonto Dekedda Kismaayo.

Rooble ayaa Kismaayo u tagay dardar-gelinta qabashada doorashada dadban, iyo xal u helidda khilaafka gobolka Gedo.

Adan Maxamed Salaad ayaa warbixintan ka soo diray Kismaayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Xukuumadda Rooble oo ballan-qaaday dhismaha Dekada Kismaayo